HA IS DHIIBIN
waxa laga yaaba inaad in badan ducaysato oo ducadas ilaahay kaa aqbali waayo oo uu kuu diido kumanaan qorshe ood lahayd si uu qorshe wayyn oo dantaadu kuugu jirto kuugu diyaariyo waxaa laga yaaba ilaahay inuu rabitaan aad leedahay uu kaa hor joogsado si uu arin aanad ku xisaabtamayn oo dantaadu ku jirto kuugu diyaariyo
(waxa uu nabigeenu NNKH) inagu idhi qofka ilaahay dartii wax ugu samra ilaahay wax ka khayr badan ayuu ugu badalaaa waana sabbta la inoo idhi marka dhibaatooyinku nigu bataan kaalmaysta salaada iyo samirka
hadaba murtida ku jirta qofku inaanu quusan oo marku albaab ka xidhmaba albaab kale raadiyo isga oo nool oo ina hor taagan ayaan maanta taariikhdisa isla eegaynaa
waxa uu ku dhashay jackma dalka shiinaha october 15 1960 waxaanuu ka dhashay qoys aad faqaro u ah oo isaga iyo 2 caruura oo kale dhalay intii uu dhalaanka ahaa laba jeer ayuu imtixaanka ku dhacay oo uu ku fashilmay kadib markii uu yara kobcay waxa uu wad wadi jiray dadka dalxiisayaasha ah ee magaaladiisaas imanaya oo uu magaalada kala tus tusi jiray taasina waxay ka dhigtay mid si wanaagsan u yaqaaana afka ingriisiga markaasuu kobcay 3jeer ayuu isku dayay inuu jaamacad ku biiro balse waa laga diiday kadib markii uu ku fashilmay imtixaanadii la iskaga diwaan galinyay jaamacad halkaa kuma joojin isku daygiisii ee jaamacada hardford tobanaan dalab u dhiibto balse wa laga diiday jabkaas iyo kadeedkaas oo dhan wuxu soo mutay intii uu wax barsshada ku jiray markii uu soo gaadhay inuu shaqo raadsado uu camal doontana 30cv lkn waa laga diiday dhamaantood markii shirkada kfc soo gaadhay dalkooda isaga iyo 23kale ayaa cv u xaraystay oo 23kii kale 23kii kale waa la aqbalay lkn isaga waa la diiday hadana askarta ayuu iska diwaan galiyay isaga oo doonaya inuu samafal ahaan ugu biiro isaga iyo shan kale ayaa iska diwaan galiyay lkn mar kale ayaa isaga la diiday shantii kalana la aqbalay halkaa markay sheekadu maraysay sida aynu soomali ahaan caan ku nahay inta uu maqaaxi fadhiistay ma uuna odhan halkay inkaartu igaga socotaa "meeshan dawladi kama jirto iyo cadaaladi ma taalo ma uuna calaacalin sida gaalada kle kumuuna fikirin inuu is dilo kadibna fursad ayuu u helay inuu u safro dalka maraykanka halkaas ayuu si fcn ugu dhax galay caalamka computerka iyo internetka markuu baadhay internetka ayuuka waaya luuqada china a wuu yaabay sideebanay ugu jirin luuqada dhan ee ay ku hadlaan dadka billionka gaadhaya xata dalkaas dhan ee shiinaha wax xoga oo laga qoray ma jirin kadib halkaas ayuu kasoo galay albaabka ticnologyda io ilbaxnimada waxay isaga iyo asxaabtiisu aas aaseen bar internet ama website aykusoo gudbinayaan xogta dalkaas shiinaha muuna horumarsanayn waliba websitekaas isga iyo xaaskiia iyo qaar kamida asxaabtiisa aya isku so ururiyay lacag waxany aas aaseen shirkad loogu sameeyo websiteska dadka kale ee raba inay horumaran waxayna u bixiyeen china yelloe bages mudo 3sano ah markay hawshaas wadeen waxa u ururtay hanti gaadhaysa $800.000 kadibna waxay bartoodaas u bixiyeen alibaba walal waxba yaanan hadal kugu daaline ninkii shalay meel walba laga diiday maanta waa midkamida dadka shiinaha ugu taajirsan hadaanu ahaynba ka koowad ee shiinaha ugu taajirsan wxuuna noqday qofkii ugu horeeyay ee shiineesaee bogaga wargaysyada caalamka hantiilayaassha lagu soo qoro qisada ninkan intaa way ka badanthy lkn maanata intaasan kusoo koobaynaa waxn jeclhy inay wxuun kaa badasho qisada ninkaa cajaaibka ah qisadan hadaad ka heshay noo sheeg