Qiimaha Naftaada (value of your self)
horta ma isla qaadanaa in aanay jirin wax naftaada ka qaalisan oo No.1 ay naftaadu tahay iyadoo ay saas tahay maxa keenay iay waxyaabo kale ka hor maraan naftaada oo anan wxba ahaynba sida shaqadada ,binu aadamka ,bay ada aad ku dhax nooshahay iyo dhamaan waxa kugu hararaysan
war maanta haduu qof aad vans wayn u tahay oonad waligaa arkin madaxwaynaha dalka aad joogto dadyow aand is lahayn waad arki ay kaasoo hor baxaan waa inaadan kala badbadan sbbto ah dadkan iyaguba nafbay leeyhin taadoo kale ah waa inaad salaantaa Asc madaxwayne magacaygu waa abdifatah jamaal hadaanad i garanayn imika i baro qiimaha naftaada wa inad halkaa gaadhsiisaa
shaqadada hadaad ku dadaasho wuxuunbaad helaysaa miisharka yar eed ka qaadato shirkadaada ama meesha aad ka shaqayso
lkn naftaada hadaad ku dadaasho waxaad helaysaa wx kasta oo kuu qalma oo aad danaynaysid oo waxaba laga yaabaa inaad shirkadii aad ka shaqynaysay tu ka wayn aad curiso ood yeelato marka naftaada ku dadaaal
Sideebaan hadaba naftayda ugu dadaaala
cibaado cibaadayso oo ilaahay ku xidhnow ilee waa sababtii aduunkan naloo keene qof bila cibaado ah oon ilaahii abuurtay ku xidhnayna horumarka uu gaadhi karo ayaaba iska yar naftaada bar inay ilaahay ku xidhnaato ooy ilaahay la shekeysato ooy ilaahay barido oy ku dul oydo ilaahay intay bini aadam wax waydiisan lahayd
xirfad xirfad baro oo ku dadaaal inaad xirfad la timaado aduunkan xirfad la aan waxba kama noqonaysid wuxuunbaad ahaan qof dhisaya riyada qof kale ama hadaan si kale u dhigo wligaaba dad uunbaad u shaqayn hadad xirfad baran wayydo dunida waxa ugu qaalisan information raadi xog badaan oo ku dadaal sidaad aad wax uga baran lahayd xogtaas aad soo ururisay waxaanad ka takhalustaa waxyaabahan caajiska,wahsiga,dib u dhigista,barona inaad imikadaa la joogo kacdo ood waxad qabanayso aad qabato (IT IS NOW OR NEVER) ama waa hada ama waligeedba maha iska saar waxyaabaha dib kuu jiidaya oo kac oo dadaal oo bilaw ku bilaw waxa yar eed haysato ka bilaw halka yar eed joogto una bilaw sida kuugu fudud
jimicsi inaad jimicsato ood exercise aad samayso waa qayb kamida caafimaadka wuxuu yidhi (chorge barnaadisu) (caqliga caafimaadka qaba wuxuu ku jira jidh caafimaad qaba) ka fogow aadooyinka xun xun sida cabida sigaarka iyo bunka badan iyo shaaha badan maxa yeelay dhamaantood awoodaada ayay hoos u dhigayaan hadiyo jeer xidhiidh fiican la samee dadka togan (possitiveka ah) ee tamartooodu sarayso waayo waxay ku siinayaan tamar (tag gogosha nus saac ka hor xiligii aad seexan lahayd toosna nususaac ka hor xiligii aad toosi lahayd si aad waqti ugu hesho jimicsi) waxaad ka fogaata dadka hoos u dhigaya tamartaada sida dadka cabashada badan maxaa yeelay way ku niyad jabinayaan tamartaadana way xadayaan hadii aad lasii socoto heer hoose oo liita ayaad gaadhi doontaa
isku waajibin waxkasta ood isku waajibiso waa inaad sidiisa uga soo baxdo duruuf kasta oo jirta ayna kaa hor istaagin wuxuu yidhi (dr robert sholar) awoodaada oo dhan isticmaal ka bilaw meel hoose lakin ka fikir meel sare inaad gaadho ka gudub caqabadaha wixii aad haysato oo dha maal gasho markasta ahow mid dhaqaaaq badan una diyaara dhib kasta lkn ha u ogolaan in dhibtaasi kaa joojiso hadafkaaga
ku dhaqan qodobadan si aad u yeelato go aaan adag oo shaqada ku wado
balan ku qaad inaad noqoto shakhsiyaad aad muhiim uga ah qoyskiisa
kafogow maalayacniga iyo sheekooyinka taban iyo dadka wadaba
had iyo jeer diyaaar u ahaw inaad dadka kale caawiso
xafiiskaaga marwalba nadiifi oo ka dhig mid aad u qiimo badan
qor ugu yaraan 3 arimood oo kuu suura galinaya kor u qaadista heerka shqadaada balan adagna ku qaad inaad hirgalinayso
dhamaan dadka u muuji tix galin camalkaagana sidooo kale
xasuuso
unoolow ilbidhiqsi kasta inuu yahay kii ugu dambeeyay noloshaada
iimaan ku nooloow yididiilo ku nooloow jacayl ku nooloow dadaal ku noolow oo qadari noloshad
Guulayysta jano galayaal